War Cusub oo kasoo kordhay Dibad Baxyadii ka socday dalka Sudan

Golaha milatariga Sudan iyo hogaamiyaasha ururada rayidka ah ee horkacaya dibadbaxayada dalkaasi ka socda, ayaa xalay ku heshiiyay dowlad ku meel gaar ah oo muddo saddex sano gudahood xakunka ku wareejin doonta xukuumad rayid ah oo buuxda. General Yasser al-Atta oo ka mid ah golaha sare ee millatariga hadda maamula Sudan, ayaa wariyaasha u sheegay … Continue reading War Cusub oo kasoo kordhay Dibad Baxyadii ka socday dalka Sudan